Puntland oo si kulul uga hadashay dagaaladii ka dhacay Guriceel iyo Dhuusamareeb

Maamulka Puntland ayaa ku tilmaamay nasiib daro weyn dagaalkii Ciidamada dowladda Soomaaliya ku qaadeen Xaruntii Ahlusunna ee magaalada Dhuusamareeb oo ugu dambeyn ay la wareegeen. Wasiirka Arrimaha gudaha maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxman Dhabancad ayaa sheegay in Puntland ay ka xun tahay waxa ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb. Waxa uu sheegay in dhacdadan ay astaan u tahay … Continue reading Puntland oo si kulul uga hadashay dagaaladii ka dhacay Guriceel iyo Dhuusamareeb